โMaskaxda aadanuhu waxay ugu curin iyo hal abuur sarraysaa marka ay firaaqo noqoto oo shaqooyinka maalinlaha ah ay ka yaraaadaan.
โLabadii sano ee ina dhaaftay waxaan uga faaโiidaystay xoogeyga iyo waqtigeyga inaan qalinka u qaato qof sooyaalkiisa wax laga qoro qofka ugu mudan, ugu sharafta badan, uguna ajarka badan Xagga Eebbe Weyne.ย
โWaa qorista Buug aan ugu magac daray. ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๏ทบ . Wuxuu ka kooban yahay ๐๐ ๐๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ oo si habsami leh isugu taxan, kana warramaya siiradii iyo sooyaalkii Suubanaha ๏ทบ.ย
โWaxa uu ka bilaabmayaa dhalshadii Nebiga ๏ทบ ilaa dhammaadka noloshii Suubanaha, waxaana ku dadaalay inaan daaha ka qaado casharrada muhiimka ah iyo dhacdooyinka ku habboon in la dul istaago waxna laga dhuuxo.
โWaxaan Alle ugu mahadnaqayaa waafajinta uu i waafajiyey hawshaas, waxaan kaloo rejaynayaa in ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐ ๐๐จ๐จ๐ฒ๐๐๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐๐ฎ๐ฎ๐๐๐ง๐๐ก๐ ๏ทบ uu noqdo mid halkiisa ku gaara qof kasta oo Soomaali ah marka uu kasoo baxo heerka daabacaadda.ย
โ๐๐ฅ๐ฅ๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐๐ก๐๐ ๐ฅ๐๐ก.
๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ ๐จ๐จ ๐๐ก๐๐ง ๐๐๐๐ซ ๐ฑ๐๐๐ฅ๐๐๐จ๐จ๐ ๐ฆ๐ข๐๐ค๐จ๐จ๐ ๐๐๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐๐ฌ๐ก๐๐ ๐๐จ๐จ๐ซ๐๐ฌ๐ก๐จ ๐ช๐จ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐.ย
๐๐ผ๐ผ๐: In Madaxweyne kaligii talis ah uu qabto doorasho, qofkay shacabka doortaanna uu xilka ku wareejiyo. Sidaas waxaa yeelay Madaxweynihii hore ee Kenya Danial Arap Moi.ย
๐๐ฎ๐ฏ๐ผ: In quwado shisheeye qasabto oo ay diyaariso hab doorasho dadweyne loogu dareero, kadibna xilka lagu wareejiyo dowladdaas ay shacabku doorteen. Sidaas waxay ka dhacday Ciraaq iyo Afgaanistaan.
๐ฆ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฒ๐ : In heshiis siyaasadeed lagu gaaro, oo si wadar ogol ah lagu qabto doorasho heshiis lagu wada yahay. Sidaasna, waxaa tusaale fiican u ah maamulka gooni goosadka ah ee Soomaaliland.ย
๐๐ณ๐ฎ๐ฟ: In Madaxweynaha xilka ku fadhiyo uu ku dhawaaqo inuusan musharax ahayn, uuna xilka ku wareejiyo hogaamiyaha ay shacabka doortaan. Sidaasna waxay ka dhacday Suudaan iyo Muuritaaniya.ย ย
Madaxweyne Xasan Sheekh ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ jid waxaa ugu dhaw inuu heshiis wadar ogol ah ku raadiyo doorasho dadweyne.
Midda shanaad ee uu kaligiis wato waxaa la dhahaa ๐๐ก๐๐ ๐๐๐ง๐๐ฌ, ๐๐ก๐๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐ฆ๐ง๐๐ฌ, waana riyo hurdadeeda uu kasoo toosayo subaxnimada ๐ญ๐ฒ๐ธ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ.





