ISAGA MAXAA LA GUDBOON:
Haddii aad C/Laahiyoow qirtay inaad tahay ninkii ugu horeeyey ee dowladii Soomaaliyeed mucaaradka ku noqday oo aad ka hor sheegtay goobo caalami ah, walibana aad tiri hadalkii xikmadda noqday ee ahaa, hadaan sidaan filayo ma’aanan noqdeen mucaarad, oodna hadalkii ku soo gabagabeysay maanta xal ayaan diyaar u ahay. Si hadal-kaagaas loo rumaysto, xalka Soomaalidana loo helo, adiguna wixii hore aad ka qubaysato, maanta waxaa sharaf weyn kuu ah inaad goob layaqaan ka tiraahdo: Soomaali waxaan…
Sii Akhri
MASAR: DALKA AAN HAL HABEENNA DOWLAD LA’AAN SEEXAN.
Masar waxaa loo yaqaanaa Hooyadii Dunida.Waxayna aabbo u tahay Xadaarado badan oo dunida soo maray. Waxaa lagu xusuustaa taariikhdii Faraacinada, wali waxaa lahayaa raad-koodii iyo sawirro lagu tilmaamo iney muujinayaa hab dhaqankii Faraacinada. Taariikhdii Islaamkana…
Sii Akhri-

Featured
-
Maqaallada

MADAXWEYNUHU WAA DIBAD JOOGE WAANA BAASABOOR LA’AAN.
Todobaadkii hore ayaan booqday Muqdisho. Hooyo Soomaaliyeed ayaan ku iri masoo dhaweyneysaa dowladda iyo Madaxweynahaba? Waxay tiri. Eeddo waxaan maqlay…
Sii Akhri -
Faalloo

SOOMAALIYA OO 14. SANO KADIB ITOOBIYA LOO CAGANGALIN RABO
Waxaan kamid ahaa Wariye-yaashii raacay Diyaaradii Guddoomiyaha Barlamaanka, waxaan ku dagnay Garoonka Diyaaradaha Dayniile, halkaas oo aan kula kulanay soo…
Sii Akhri MASAR: DALKA AAN HAL HABEENNA DOWLAD LA’AAN SEEXAN.
Masar waxaa loo yaqaanaa Hooyadii Dunida.Waxayna aabbo u tahay Xadaarado badan oo dunida soo maray. Waxaa lagu xusuustaa taariikhdii Faraacinada,…
Sii AkhriJABHADDA FEDERAALKA KU MEEL GAARKA AH.
Dad-dilayaal kooxo badan kala ah baa inta meel la’isugu geeyey lagu yiri: Dadkaad dili jirteen sidaad dilka uga dayn lahaydeen…
Sii Akhri
CUDURDAARASHO
Akhristayaasha waxaan uga cudurdaranayaa dhawrkii jeer ee aanan waxba soo qorin, iyadoo aanan kanshe helin sababo safar la xiriiray awgeed,…
Sii Akhri-
Muuqaallada

DIB UGU NOQOSHO MAQAALKII SOMALILAND WAA BEER.
Caado iima-aysan ahayn inaan qoraal kadabo qoro maqaal aan horay u qoray, inta badan akhrista-yaasha maqaalka aan qoro, goorta ay…
Sii Akhri -
Maqaallada

Soomaaliya iyo Hoggaan La’aan: Qosol, Qaylo iyo Qoomammo Isku Dhexjira
Allaha u naxariistee Xikmad-yahankii carbeed Sh.Zaa’id Aala-Nahyaan ayaa qaabilay dhawr dagaal-ooge Soomaaliyeed, kolkaasuu ku yiri, bal warama. Waxay u kala…
Sii Akhri -
Faalloo

SOOMAALIYA OO 14. SANO KADIB ITOOBIYA LOO CAGANGALIN RABO
Waxaan kamid ahaa Wariye-yaashii raacay Diyaaradii Guddoomiyaha Barlamaanka, waxaan ku dagnay Garoonka Diyaaradaha Dayniile, halkaas oo aan kula kulanay soo…
Sii Akhri -
Faalladii Hore

𝐐𝐚𝐲𝐛𝐭𝐢𝐢 𝐬𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝
Diblomaasiyad Qaran Mise Dano Qofeed? Xidhiidhka Dibadda oo Is Rogay Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu xukunka kusoo laabtay iyadoo siyaasadda arrimaha…
Sii Akhri
