ISAGA MAXAA LA GUDBOON:
Haddii aad C/Laahiyoow qirtay inaad tahay ninkii ugu horeeyey ee dowladii Soomaaliyeed mucaaradka ku noqday oo aad ka hor sheegtay…
Sii AkhriIBRAAHIM DUSUQI: TODOBO SANO KADIB IYO CAYDII CAA’ISHA UMUL-MU’MINIIN
Dadbadan oo Soomaali ahi waxay si joogta ah isu weydiiyaan sababta Mudane Cali Mahdi uu si fudud siyaasada uga siibtay,…
Sii AkhriAAN KULA OOYEE ALBAABKA IGA FUR.
Sidaas waxaa E-mail iigu soo diray Saaxiib kunool qurbaha oo uu dhalay Mudane Sh. Mukhtaar. Waa Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka…
Sii AkhriALLAW CEEB INTAAN BAA NOOGU FILAN.
Waxay ahayd dhamaadkii sanadkii hore kolkuu uu maamulka Somalitalk isku afgartay in aan bilaabo faallo todobaadle ah oo lagu falanqeeyo…
Sii AkhriAAN OOYEE ALBAABKA ISOO XIRA.
Hadaad damacdo boohin inaad qorto majiraan xuruufo higaad sax ah ku dhisan oo aad ku cabirto? Yaase ku og hadaad…
Sii AkhriWARQAD FURAN: MADAXWEYNE MUXUU GEEDI KAA MUDAN-YAHAY.
Asalaamu Calaykum. Maanta waa maalin Isniin ah bishuna tahay 14/11/2005. Waxaan ahay nin Soomaaliya midnimadeeda u danqada. Waxaan ahay nin…
Sii AkhriTALO DAGAAL OOGE.
Talo ma’idin siiyaa? Aniga dagaal-oogaa la’idhaha. Dantaydu waa saan. Horumarkaygu waa dowlad la’aan. Hadaad badbaado rabtaan warkayga ha dhagaysanina. Dantiina…
Sii AkhriDANTIIS OOGE.
Anigu waa anigii. Adiguna waa adigii. Halkaan usocdo maad ma’ogid. Adna halkaad usocoto kuumacadda. Adigu waad i aamineysaa. Anna waan…
Sii AkhriCAR IGARO: DAGAAL OOGE IYO DANTIIS OOGE.
Aniga ma itaqaan? Yaad imoodaan markaan idinla- hadlayo? Tolka inaan ahay baad iila hadashaa. Anna inaan ku danaysto baan beesha…
Sii AkhriMADAXWEYNE SHEEKH NOQDAY. R/WASAARE AW NOQDAY. IYO SHEEKH SIYAASI NOQDAY.
Bal kawaran adigu haddii Sacuudiga ay ku’aamineen in Xajarul-Awsadkii ay sidiisa ku ilaaliyaan, hadana lagu aamini la’yahay run ka sheegida…
Sii Akhri