Faalladii HoreFaalloo

๐ƒ๐‡๐€๐—๐€๐‹๐Š๐ˆ๐ˆ ๐‹๐€๐†๐€ ๐‡๐„๐‹๐€๐˜ ๐ƒ๐Ž๐Ž๐‘๐€๐’๐‡๐€๐ƒ๐ˆ๐ˆ ๐Ÿ๐Ÿ“๐Š๐ˆ๐ˆ ๐Œ๐€๐˜ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ

Dastuurkii Wada Jirka oo Labo Noqday โ€“ Dowlad Inqilaab Siyaasadeed

Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu la wareegay dal hal dastuur leh. ๐‹๐š๐›๐จ ๐ฌ๐š๐ง๐จ ๐ค๐š๐๐๐ข๐›, dalku wuxuu leeyahay labo Dastuur.

๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ waxay haysataa kii sharciga ahaa ee heshiiska lagu wada ahaa (2012).ย  Dawladda Federaalku waxay leedahay dastuur cusub oo Madaxweynuhu saxiixay,ย  oo lagu muransanyahay (2024). ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ iyadana keedii bay haysataa oo wada hadalladii god dheer bay kasii hoobanayaan.

Madaxweyne Xasan wuxuu dalka ka abuuray qalalaase dastuur iyo khilaaf ay Soomaalidu ka soo gudubtay 2012kii. Wuxuuna dalka dib ugu celinayaa marxaladdii wada hadalladii dastuurka ee shirarkii ๐†๐š๐ซ๐จ๐ฐ๐ž ๐Ÿ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Ÿ.

Taariikhda dalka, laga soo bilaabo ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ”๐ŸŽ ๐ข๐ฅ๐š๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’, Xasan Sheekh waa Madaxwynihii ugu horeeyey ee si dimuqraadi ah loo doortay ee ka guuray dastuurkii lagu dhaariyay, unaย  wareegay dastuur aysan umadda heshiis ku ahayn, wuxuuna u dhaqmayaa sidii Madaxweyne dalka ๐ˆ๐๐๐ˆ๐‹๐๐€๐€๐ƒ ku qabsaday oo kale.

Laba sano kaddib dhawr arrimood oo aan kaga digay waraysigii ugu horreeyay ee aan bixiyay ayaan doonayaa inaan dib wax uga iftiimiyo maalmaha soo socda.

Maqaalada La Xiriira

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button