Arrimaha Bulshada
-

GABADHA ILMAHEEDII LAGA XADAY HALOO GARGAARO
Wariye Soomaaliyeed ayaa yiri. (Asbuucii hore ayaan soo tabinay gabar Soomaaliyeed oo deganayd Norway in ilmaheedi xoog looga qaatay. Arintaan…
Sii Akhri -

ABSHIR BACADLE: GABYAAGII WAHAABIYADA MAXAA HADAL LOOGA WAAYEY
Waxaan damcay asbuucaan inaan Qalikeyga kana- siyo ka hadalka Siyaasadda, anoo is iri bal dhankaas iyo suugaan-yahannada u leexo. Abshir…
Sii Akhri -

XAMAR IYO XALKA SOOMAALIYA
REER MUQDISHO C/LAAHI KADIB MAXAA LA GUDBOON. Muqdisho waa Caasimaddii Soomaaliya, dad badan ayaana aamisan in Muqdisho ay madaxfurasho u…
Sii Akhri -

GO’AANKII BARLAMAANKA IYO GOLIHII WASIIRRADA S.R.R.C
WAJI GABAXIII KOOWAAD OO KU DHACAY KOOXAHA ITOOBIYA Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo afhayeen u ahaa kooxo katirsan Barlamaanka oo…
Sii Akhri -

GOLAHA WASIIRRADA S.R.R.C. IYO KALSOONIDA BAARLAMAANKA
Goortii uu geeryooday Madaxweynihi Suuriya Xaafid Al-Asad ayaa taladii dalka lagu wareejiyey wiilkiisii Bashaar Al-Asad. Saxafi R/Suuriya ayaa maqaal uu…
Sii Akhri -

XAALADDA SAMSAM IYO DAMIIRKA SHACABKA SOMALILAND
Qofkii booqda Hargeysa, wuxuu faras magaalaha ku arkayaa taallo weyn oo ay dhinac-kasta kaga dhajisantahay sawirro farshaxan ah oo markaad…
Sii Akhri