Faalloo
Faalloo
-

Mudane Madaxweyne, isku dhex yaaca ka hor, dadka la tasho.
Waxaan diyaar kuula nahay in aan meel la Iska dhigo wax kasta oo kala aragti duwanaasha ah, oo aan kula…
Sii Akhri -

SHIRQOOLKII CIIDAMADA XOOGGA DALKA
Ciidanka Xoogga Dalka, saddexdii sano ee u dambaysay, waxay u gacan galeen shirqool uu dal carbeed soo maleegay, ayna fuliye…
Sii Akhri -

Allaha u raxmado Axmed Saleebaan Cabdalla (Dafle).
Waxaan tacsida iyo tiiraanyada la qaybsanayaa qoyskiisa, saraakiisha sirdoonka iyo guud ahaan qaranka Soomaaliyeed geerida ku timid aasaasihii koowaad Sirdoonka…
Sii Akhri -

SH. MAXAMED HAADI.: XIDIG SOOMAALI KA DHACAY.
Maalintu waa Jimce. Taariikhdu waa 14.kii Janaayo. Sanadku waa 2005. Goobtu waa Switzerland. Dadku waxay ku xoonsan-yihiin Isbitaal ku yaalla…
Sii Akhri -

SOOMAALIYA OO 14. SANO KADIB ITOOBIYA LOO CAGANGALIN RABO
Waxaan kamid ahaa Wariye-yaashii raacay Diyaaradii Guddoomiyaha Barlamaanka, waxaan ku dagnay Garoonka Diyaaradaha Dayniile, halkaas oo aan kula kulanay soo…
Sii Akhri -

C/LAAHI YUUSUF. SHARIIF XASAN. CALI MAXAMED GEEDDI
Madaxweynuhu wuxuu haddeer u muuqdaa nin wali ku dhagan xiriirkii uu rubucul-qarni lalahaa hadba maamulkii qabsada dalka Itoobiya. Wuxuu talo…
Sii Akhri -

ABSHIR BACADLE: GABYAAGII WAHAABIYADA MAXAA HADAL LOOGA WAAYEY.
Damaca Ka Fogaanshaha Siyaasadda iyo Soo Xusuusashada Bacadle Waxaan damcay asbuucaan inaan Qalikeyga kana- siyo ka hadalka Siyaasadda, anoo is…
Sii Akhri