Faalladii HoreFaalloo

๐’๐Ž๐Ž๐˜๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐’๐”๐”๐๐€๐๐€๐‡๐€

Danjirayaal La Shaqeeya Shaqsiyaad: Siyaasad Dibadda oo Meel Daga

โ€ŽMaskaxda aadanuhu waxay ugu curin iyo hal abuur sarraysaa marka ay firaaqo noqoto oo shaqooyinka maalinlaha ah ay ka yaraaadaan.

โ€ŽLabadii sano ee ina dhaaftay waxaan uga faaโ€™iidaystay xoogeyga iyo waqtigeyga inaan qalinka u qaato qof sooyaalkiisa wax laga qoro qofka ugu mudan, ugu sharafta badan, uguna ajarka badan Xagga Eebbe Weyne.ย 

โ€ŽWaa qorista Buug aan ugu magac daray. ๐’๐Ž๐Ž๐˜๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐’๐”๐”๐๐€๐๐€๐‡๐€ ๏ทบ . Wuxuu ka kooban yahay ๐Ÿ๐Ÿ ๐œ๐ฎ๐ญ๐ฎ๐› oo si habsami leh isugu taxan, kana warramaya siiradii iyo sooyaalkii Suubanaha ๏ทบ.ย 

โ€ŽWaxa uu ka bilaabmayaa dhalshadii Nebiga ๏ทบ ilaa dhammaadka noloshii Suubanaha, waxaana ku dadaalay inaan daaha ka qaado casharrada muhiimka ah iyo dhacdooyinka ku habboon in la dul istaago waxna laga dhuuxo.

โ€ŽWaxaan Alle ugu mahadnaqayaa waafajinta uu i waafajiyey hawshaas, waxaan kaloo rejaynayaa in ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฒ๐š๐š๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐’๐ฎ๐ฎ๐›๐š๐ง๐š๐ก๐š ๏ทบ uu noqdo mid halkiisa ku gaara qof kasta oo Soomaali ah marka uu kasoo baxo heerka daabacaadda.ย 

โ€Ž๐€๐ฅ๐ฅ๐ž ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฆ๐š๐ก๐š๐ ๐ฅ๐ž๐ก.

๐ƒ๐ฎ๐ง๐ข๐๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ง ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐จ๐จ๐ ๐ฆ๐ข๐๐ค๐จ๐จ๐ ๐›๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐š๐š ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ช๐จ๐Ÿ ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐จ๐.ย 

๐—ž๐—ผ๐—ผ๐˜„: In Madaxweyne kaligii talis ah uu qabto doorasho, qofkay shacabka doortaanna uu xilka ku wareejiyo. Sidaas waxaa yeelay Madaxweynihii hore ee Kenya Danial Arap Moi.ย 

๐—Ÿ๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ: In quwado shisheeye qasabto oo ay diyaariso hab doorasho dadweyne loogu dareero, kadibna xilka lagu wareejiyo dowladdaas ay shacabku doorteen. Sidaas waxay ka dhacday Ciraaq iyo Afgaanistaan.

๐—ฆ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐˜…: In heshiis siyaasadeed lagu gaaro, oo si wadar ogol ah lagu qabto doorasho heshiis lagu wada yahay. Sidaasna, waxaa tusaale fiican u ah maamulka gooni goosadka ah ee Soomaaliland.ย 

๐—”๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ: In Madaxweynaha xilka ku fadhiyo uu ku dhawaaqo inuusan musharax ahayn, uuna xilka ku wareejiyo hogaamiyaha ay shacabka doortaan. Sidaasna waxay ka dhacday Suudaan iyo Muuritaaniya.ย ย 

Madaxweyne Xasan Sheekh ๐€๐…๐€๐‘๐“๐€๐€๐’ jid waxaa ugu dhaw inuu heshiis wadar ogol ah ku raadiyo doorasho dadweyne.

Midda shanaad ee uu kaligiis wato waxaa la dhahaa ๐—”๐—ก๐—”๐—” ๐—š๐—”๐—ง๐—”๐—ฌ, ๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—ก๐—” ๐—š๐—”๐——๐—œ๐—ฆ๐—ง๐—”๐—ฌ, waana riyo hurdadeeda uu kasoo toosayo subaxnimada ๐Ÿญ๐Ÿฒ๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐˜† ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ.

Maqaalada La Xiriira

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button