Faalladii HoreFaalloo

Shirka Madasha Wadatashiga ๐Ÿฏ ๐˜๐—ถ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป buu wataa, ๐Ÿฏ ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ท๐—ฎ๐—ป๐—ฎ waa leeyahay;

Keligii Duul iyo Dallad Qaybsan: Tilmaamaha Siyaasadeed ee Maanta

๐—ง๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐Ÿญ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ: (๐—ž๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ถ๐—ถ ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—น)

Madaxweynuhu, waa tol laโ€™aan siyaasadeed, waana tala laโ€™aan dowladeed.ย 

๐—ง๐—ถ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐Ÿฎ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ: (๐—œ๐˜€ ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ)

Afarta Dowlad Goboleed waa isku talo, waase kala tabar.ย 

๐—ง๐—ถ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐Ÿฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ: (๐—œ๐˜€๐—ฎ ๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ด)

Laba fikradood baa is hor fadhiya. Mid waa aan idiin taliyo, midna waa aan kala tashanno.ย 

๐—ก๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ท๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿญ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ: (๐— ๐—ถ๐—ฟ๐—ผ ๐—ด๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป)

Markaan kaliya aan idin siro, kaddibna saan doono aan idin ka yeelo.

๐—ก๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ท๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ:ย  (I๐˜€๐—ฎ ๐˜€๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐˜€ ๐—ณ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ๐˜†)

Markuu muruqa lahaa ila meereyso baan kusoo moodnay, maantase isku mid baan nahay.ย 

๐—ก๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ท๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ: (๐—ซ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ผ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—™๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—น)

Nin walboow naftaa, Nabi Allow umaddaa.

Inta aan fahmin waqtiga iyo waayaha ayaa u fasiri doona, inta fahamtayna waa sidii la rabay.

Maqaalada La Xiriira

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button