Maqaallada

MADAXWEYNE SHEEKH NOQDAY. R/WASAARE AW NOQDAY. IYO SHEEKH SIYAASI NOQDAY.

Tan koowaad: Haddii dawladan ay horumar samayn-lahayd oo uu dalku is badali-lahaa, waxaa gar’ahaan lahayd inaan ilaawo wixii aniga shakhsiyan iigu dhacay, laakiin taasi ma dhicin, oo markii lasoo qaado 10.ka Oktobay waxaa igu soo dhacaya Mobaylkii iga lumay, illeen waa dhibaato si shakhsi iiheshay, asii aanan arag maslaxa guud oo aan ku tir-tiro.

Tan labaad: Maalintaas waxaa dhacay laba khasaare oo midna Soomaali ku dhacday, midna aniga igu dhacday, tan Soomaalida haleeshay waxay tahay, iney doorteen nin aan wakhtigan munaasab ahayn.

Haddii aysan dowladan wax horum ah samaynin wakhtiyada soo socda waxaan shaki iiga jirin in la soo xusuusan-doono dhibaatooyin yar yar oo dhacay maalintaas.

Mafilayo in dowlada hada jirta ay is badal keenayso, aniguse horaan uga digay, iyadoonba aysan doorasho dhicin. Dadkii rajada ka qabay hogaankan cusub maxay sanad kadib oranayaan? Waxaan leeyahay waa inoo sanadka danbe.

 

Maqaalada La Xiriira

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Sidoo Kale Eeg
Close
Back to top button