-
Laga Qoray Fahad

Fahad Yaasiin: Hal arrin oo Maxkamadda ku kalliftay go’aankii lagu diiday dacwadda kursiga Hop86
Galinkii dmabe ee maanta ayuu Fahad soo saaray warsaxaafadeed uu ku sheegay in uu aqbalay go’aanka Maxkamadda. Hase yeeshee su’aalo…
Sii Akhri -
Laga Qoray Fahad

Waa kuma Fahad Yaasiin, macallin dugsigii weriyaha noqday ee ay haatan isku jawaabayaan Jabuuti?
Fahad ayaa qoraalka ku dhaliilay madaxweynaha Jabuuti, isaga oo sheegay ‘in uusan u wanaagsanayn dawladnimada Soomaaliya’. Qoraalkiisa ayuu ku xusay…
Sii Akhri -
Faalloo

SH. MAXAMED HAADI.: XIDIG SOOMAALI KA DHACAY.
Maalintu waa Jimce. Taariikhdu waa 14.kii Janaayo. Sanadku waa 2005. Goobtu waa Switzerland. Dadku waxay ku xoonsan-yihiin Isbitaal ku yaalla…
Sii Akhri -
Maqaallada

CASHARRADA BAYRUUT ADIS-ABABA MAY KU CIBRAQAADATO.
Lubnaan waa dalka Carbeed ee uu ladagay dagaallada sokeeye. 1975.tii ilaa 1989.kii ayuu ka socday iska-hor-imaadyo lagu hoobtay, oo maraba…
Sii Akhri -
Faalloo

SOOMAALIYA OO 14. SANO KADIB ITOOBIYA LOO CAGANGALIN RABO
Waxaan kamid ahaa Wariye-yaashii raacay Diyaaradii Guddoomiyaha Barlamaanka, waxaan ku dagnay Garoonka Diyaaradaha Dayniile, halkaas oo aan kula kulanay soo…
Sii Akhri -
Maqaallada

SHACABKA SOOMAALIYEED: RABBI AYAA U MAQAN EE RAG UMA MAQNA.
Soomaalidu hadalka waa toosin-taqaan, afmaalayaal hadalka wax ku cunta weeye, laakiin in ficil laqabto wey ku adagtahay, dad dhisan oo…
Sii Akhri -
Faalloo

C/LAAHI YUUSUF. SHARIIF XASAN. CALI MAXAMED GEEDDI
Madaxweynuhu wuxuu haddeer u muuqdaa nin wali ku dhagan xiriirkii uu rubucul-qarni lalahaa hadba maamulkii qabsada dalka Itoobiya. Wuxuu talo…
Sii Akhri -
Maqaallada

QAYBAHAAN AYAA DALKII DAYACA
Dalkan waa dayacan-yahay ee yaa dayacay? Yaa noo maqan? Raggii dalkan lahaa xagay aadeen? Xadaarad ay shacabku leeyihiin miyeysan jirin?…
Sii Akhri -
Maqaallada

URURADA ISLAAMIGA AH IYO CIIDAMADA SHISHEEYE
Maalmahan waxaa Soomaaliya ku soo fool-leh duulaan gumaysi qaawan ah oo uu wado, dalkii ay Soomaalidu 77.kii Harar agteeda u…
Sii Akhri -
Maqaallada

MUQDISHO SOO DHAWAYNTA WAA KA DAACAD, LAAKIIN MAXAA KU XIGA?
Booqashada Guddoomiyaha Barlamaanka iyo wafdigii uu hogaaminayey ayaa loo soo dhaweeyey silama-filaan ah oo kayaabisay xubnihii ka tirsanaa wafdiga, dadweyne…
Sii Akhri