Maqaallada
-

MADAXWEYNUHU WAA DIBAD JOOGE WAANA BAASABOOR LA’AAN.
Todobaadkii hore ayaan booqday Muqdisho. Hooyo Soomaaliyeed ayaan ku iri masoo dhaweyneysaa dowladda iyo Madaxweynahaba? Waxay tiri. Eeddo waxaan maqlay…
Sii Akhri -

GABADHA ILMAHEEDII LAGA XADAY HALOO GARGAARO
(Asbuucii hore ayaan soo tabinay gabar Soomaaliyeed oo deganayd Norway in ilmaheedi xoog looga qaatay. Arintaan ayaa dad badan oo…
Sii Akhri -

GO’AANKII BARLAMAANKA IYO GOLIHII WASIIRRADA S.R.R.C.
Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo afhayeen u ahaa kooxo katirsan Barlamaanka oo doonayey iney buriyaan sharciyaddii lagu soo dhisay dowladdii…
Sii Akhri -

XAMAR IYO XALKA SOOMAALIYA.
Muqdisho iyo Rajada Dowlad-dhiska Soomaaliya Muqdisho waa Caasimaddii Soomaaliya, dad badan ayaana aamisan in Muqdisho ay madaxfurasho u haysto xalka…
Sii Akhri -

GOLAHA WASIIRRADA S.R.R.C. IYO KALSOONIDA BAARLAMAANKA.
(Aniga oo yar ayaan darbiyada Dimashqi ku arki jiray qoraal weyn oo darbiga lagu dhajiyey, oo ay ku qorantahay Al-Asad…
Sii Akhri -

MUQDISHO: QUBUURO FAGASHANA MA DHIMANEYD?
Yaa bane: War miyaadan Muslim ahayn? Qubuuro fage: Maxaa dhacay? Yaabane: Maxaad qubuuraha ufaganeysaa? Qubuuro fage: Dee waa qubuurihii Gaaladii…
Sii Akhri -

MIISAANKA QORAALLADA
Noocyada Maqaallada Marka la qorayo maqaalada laba nooc ayey kala yihiin. Maqaal fikradiisa aad adigu doonaneyso, iyo maqaal isaga ku…
Sii Akhri -

MAGACA SOMALILAND WAA BEER: BEERNA HILIBKAA LAGU SUGAA.
Socdaal Waqooyi: Somaliland Ma Go’day Mise Waa Magac Sugaya Midnimo? Bishii 8aad ee sanadkan ayaan booqday W/Galbeed halkii aan u…
Sii Akhri