Maqaallada
MAGACA SOMALILAND WAA BEER: BEERNA HILIBKAA LAGU SUGAA
Ma runbaa in Gobolkaasi uu goostay intii uu awal kula shirkoobay Koonfurta Soomaaliya? Yaa rabay awal midowga? Ma Siyaasiyiinta mise…
Sii AkhriHARGEYSADAAN SOO ARKAY
Hargeysa waa magaalo aan jeclahay jawigeeda macaan, sidoo kale waa goob uu qofku hurdo fiican iyo cunto dhadhameysa ka helayo.…
Sii AkhriREER JABUUTI: SHANTAAN QODOB HAKU DOORTEEN GEELLE.
Ismaciil Cumar Geelle waa Madxweynaha Jabuuti. Waa nin dhalinyaro ah, aqoonna u leh dalkiisa wuxuu u baahanyahay. Dalkiisa oo dal…
Sii Akhri-

CASHARRADA BAYRUUT ADIS-ABABA MAY KU CIBRAQAADATO.
Lubnaan waa dalka Carbeed ee uu ladagay dagaallada sokeeye. 1975.tii ilaa 1989.kii ayuu ka socday iska-hor-imaadyo lagu hoobtay, oo maraba…
Sii Akhri -

SOOMAALIYA OO 14. SANO KADIB ITOOBIYA LOO CAGANGALIN RABO
Waxaan kamid ahaa Wariye-yaashii raacay Diyaaradii Guddoomiyaha Barlamaanka, waxaan ku dagnay Garoonka Diyaaradaha Dayniile, halkaas oo aan kula kulanay soo…
Sii Akhri -

SHACABKA SOOMAALIYEED: RABBI AYAA U MAQAN EE RAG UMA MAQNA.
Soomaalidu hadalka waa toosin-taqaan, afmaalayaal hadalka wax ku cunta weeye, laakiin in ficil laqabto wey ku adagtahay, dad dhisan oo…
Sii Akhri -

QAYBAHAAN AYAA DALKII DAYACA
Dalkan waa dayacan-yahay ee yaa dayacay? Yaa noo maqan? Raggii dalkan lahaa xagay aadeen? Xadaarad ay shacabku leeyihiin miyeysan jirin?…
Sii Akhri -

URURADA ISLAAMIGA AH IYO CIIDAMADA SHISHEEYE
Maalmahan waxaa Soomaaliya ku soo fool-leh duulaan gumaysi qaawan ah oo uu wado, dalkii ay Soomaalidu 77.kii Harar agteeda u…
Sii Akhri -

MUQDISHO SOO DHAWAYNTA WAA KA DAACAD, LAAKIIN MAXAA KU XIGA?
Booqashada Guddoomiyaha Barlamaanka iyo wafdigii uu hogaaminayey ayaa loo soo dhaweeyey silama-filaan ah oo kayaabisay xubnihii ka tirsanaa wafdiga, dadweyne…
Sii Akhri -

Soomaaliya iyo Hoggaan La’aan: Qosol, Qaylo iyo Qoomammo Isku Dhexjira
Allaha u naxariistee Xikmad-yahankii carbeed Sh.Zaa’id Aala-Nahyaan ayaa qaabilay dhawr dagaal-ooge Soomaaliyeed, kolkaasuu ku yiri, bal warama. Waxay u kala…
Sii Akhri