Faalladii HoreFaalloo

๐‰๐€๐Œ๐„๐’ ๐’๐–๐€๐ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐‰๐”๐†๐‰๐”๐† ๐Œ๐„๐„๐’๐‡๐€๐€๐ƒ๐€ ๐‰๐Ž๐Ž๐†:

Hoggaan Qaybsan, Qaran Qaylinaya: Muuqaalka Siyaasadeed ee Maanta

  1. Ergay kusime ๐—œ๐——๐— ๐—”๐—ก ah kuguma filnee,ย  Ergay rasmi ah raadso. Xasan Sheekh xitaa xafiiskii UNSOM waa wareeriyey.
  2. Oday Xasan iyo James Swan: Mar labaad sidaad kusoo wada laabateen sirteeda ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ท๐—ผ usheega.ย 
  3. ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ต: Hadal cusub haka qorin. Warkiisii hore dib ugu daabac, Daud Awaysna haku sii raaco.ย 
  4. ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐——๐—ฒ๐—ป๐—ถ iyo Xasan Sheekh, kala celiya, iskuna soo celiya.ย 
  5. ๐—ฃ๐˜‚๐—ป๐˜๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ: Siyaasaddii ๐—œ๐—ก๐—ฌ๐—ข๐—ช kama korin.ย 
  6. ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ฒ: Markuu isku caano shubo ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ, Xamar iyo Kismaayo tee buu daacad u noqon doonaa?
  7. ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป: Kolkuu wareegga koowaad ku guulaysto, sidiisa kula shaqeeya.
  8. ๐—š๐—ฎ๐—น๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด: Jihaday u socoto iyo jidkay u marayso qofkii igu dhaamaa ha sheego.ย 
  9. ๐—›๐—ถ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—น๐—ฒ: Quful cusub baa saaran, furaheedana ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ธ๐—ต ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ณ baa meel dhigtay. Villada waa u dab xagaayoo. Kama dheeraan karto, umana dhawaan karto.
  10. ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ: Muuse Biixi waakii ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ท๐—ผ ka diiday ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ผ๐—ผ ๐—ท๐˜‚๐—บ๐—น๐—ผ ah igala wareeg, hadeerna tafaariiq u kala daadinaya intii yarayd ee gacantiisa ku hartay.ย 
  11. ๐—ฆ๐—ฆ๐—– ๐—ž๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐˜‚๐—บ๐—ผ: Iyagoo midaysan dagaal laguma jabin waligood. Furihii siyaasadda ๐—๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ฎ ayaa haysta, ๐—™๐—ถ๐—ฟ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ป๐—ฎ waa hogaamiyaha kaliya ee rabitaanka bulshadiisa ku yimid, kuna jooga.

Maqaalada La Xiriira

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button