Diblomaasiyad Qaran Mise Dano Qofeed? Xidhiidhka Dibadda oo Is Rogay
Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu xukunka kusoo laabtay iyadoo siyaasadda arrimaha dibadda ay sal dhigatay, dalkana uu kala yeeshay saaxiibo dhab ah, cadow laga hortagayo iyo qaar dano isdhaafsi yaryar na dhex maraan. Waxaa isku faham iyo isku dareen noqday ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ข๐ข iyo ๐๐ก๐๐๐๐๐ค๐ข๐ข.ย
๐๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง๐จ ๐ค๐๐๐ข๐;ย
Madaxweyne Xasan wuxuu ka fogaaday saaxiibadii dhabta ahaa, wuxuu u gacan galay cadawgii la iska ilaalinaayey.
Wuxuu soo gaaray haddeer, meel ay cadawgii ka dareereen markay qodxo badan u aaseen keddib.ย
Saaxiibadii dhabta ahaa waxay tuseen iney dadka iyo dalka mar walba garab u yihiin. ๐๐จ๐จ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐จ ๐ฌ๐ข๐๐ข๐ข ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐ก๐๐๐ค๐ก ๐ฎ๐ฎ ๐ฎ ๐ฆ๐๐๐ ๐ข ๐ฃ๐ข๐ซ๐๐ฒ ๐๐ซ๐ข๐ญ๐ซ๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ข๐๐๐ฒ ๐ฎ ๐ฐ๐๐ง๐๐๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐๐ง ๐ก๐๐๐๐๐๐ซ.
Siyaasaddii arimaha dibadda ee ku dhisneyd ๐๐๐ง ๐ช๐๐ซ๐๐ง wuxuu u rogay Madaxweynaha ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ ๐ช๐จ๐๐๐๐ oo dano shakhsi lagu maalo.ย
Waxaa dhumay halbeegii wax lagu cabbiri jiray oo idil. Dalal is neceb ama uu loolan adag u dhexeeyo baa lala galay heshiisyo isku wada nooc ah, oo haddana is wada burinaya. Heshiisyada amniga iyo difaaca, dowladuhu waxay la saxiixdaan wadamada ay isku danta yihiin ama ay wadaagaan khataro isku mid ah. Dib u milicso inta dowladeed ee lala saxiixday heshiis amni ama iskaashi difaac.ย
Madaxweyne Xasan markuu bannaanka joogay, wuxuu si joogta ah jaal ula ahaa dowlad walba oo ay isku dhaceen madaxdii dalka xukumaysay, ficil iyo fagaarana wuxuu dhabarka jabaniyey dowladdii Somaaliyeed.
Maantase, ha ogaado Madaxweynaha, hadday dal shisheeye ah danaha qaranka dartiis isugu dhacaan inaan garab u nahay. Sababtuna waxay tahay, dowladaha adduunka sidii ay noogu kala qaybsanaayeen shalay, bey maantana noo kala yihiin. Kuwii cadawga ahaa, qodxihii ay Madaxweyne Farmaajo u dhigeen waa kuwaa iyagoon waxba ka baddalin qorshahoodii maantana ku duminaya Dowladda Soomaaliyeed.
๐๐๐ฅ๐จ:ย
Mudane Madaxweyne,ย
Siyaaadda Arrimaha Dibadda ka dhig ajande qaran oo ay kula leeyihiin Guddiga Amniga Qaranka, waadna haysataa dad khibrad leh. Fadlan, ka dhaaf habkaan ka arradan qabka umadnimo iyo aqoonta diblamaasiyadeed.





