Maqaallada
JAWAABTII MADAXWEYNAHA IYO WARAAQAHA AKHRISTAYAASHA.
Madaxweynihii markuu hadalkii dhagaystay wuxuu ku jawaabay. Shacabku waxay moodayeen kuwii hubka soo watay iney maslaxo iyo horumar u keeni…
Sii AkhriMAXAMED SIYAAD BARRE: MADAXWEYNE LATABAY.
Garoon diyaaradeed ayaan kula kulmay oday Soomaali ah. Adeer kumaad ahayd ayuu yiri? Magacayga oo sadaxan ayaan usheegay. Oo maxaad…
Sii AkhriCUDURDAARASHO
Akhristayaasha waxaan uga cudurdaranayaa dhawrkii jeer ee aanan waxba soo qorin, iyadoo aanan kanshe helin sababo safar la xiriiray awgeed,…
Sii AkhriDALWADDII SADEXDA SANO LA SUGAYAY OO DAGAAL LAGU HOOBTO KU DHAMAANEYSA
Hadii qofku cudurku ku raago xubinta laga hayana daawo loowaayo, xalka ugu danbeeya ee ay dhakhaatiirtu ku talinayaan waa in…
Sii AkhriMASAR: DALKA AAN HAL HABEENNA DOWLAD LA’AAN SEEXAN.
Masar waxaa loo yaqaanaa Hooyadii Dunida.Waxayna aabbo u tahay Xadaarado badan oo dunida soo maray. Waxaa lagu xusuustaa taariikhdii Faraacinada,…
Sii AkhriDAD DOWLAD RABA IYO DOWLAD AAN DAD RABIN.
Culimada Soomaalida waxaa u hadlay Sh. Cumar Faaruuq oo dadweynaha ugu baaqay in la taageero dowladda Soomaali u dhalatay. Ganacsatadiina…
Sii AkhriJABHADDA FEDERAALKA KU MEEL GAARKA AH.
Dad-dilayaal kooxo badan kala ah baa inta meel la’isugu geeyey lagu yiri: Dadkaad dili jirteen sidaad dilka uga dayn lahaydeen…
Sii AkhriMIISAANKA QORAALLADA
Marka la qorayo maqaalada laba nooc ayey kala yihiin. Maqaal fikradiisa aad adigu doonaneyso, iyo maqaal isaga ku soo doonta.…
Sii AkhriMAXAA ISKU ARAGTI KA DHIGAY MARAYKANKA IYO SHEEKH XASAN DAAHIR AWAYS.
MADHOODHOW Wuxuu ku Qadeeyaa Qaadka, Wuxuuna ku Casheeyaa Ciidda, Oolyadana wuu ku Qubeystaa: Waxa uu ku nool yahay magaalada Muqdisho,…
Sii AkhriRIYAALE vs SAXAAFADDD::: GUJI
Intii aan joogay waxaan dareemayey sidii nin jooga magaaladiisa maadama ay tahay magaalo Soomaaliyeed. Mid kamid ah saaxiibaday ayaa igu…
Sii Akhri