Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu la wareegay dal hal dastuur leh. ๐๐๐๐จ ๐ฌ๐๐ง๐จ ๐ค๐๐๐๐ข๐, dalku wuxuu leeyahay labo Dastuur.
๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐ waxay haysataa kii sharciga ahaa ee heshiiska lagu wada ahaa (2012).ย Dawladda Federaalku waxay leedahay dastuur cusub oo Madaxweynuhu saxiixay,ย oo lagu muransanyahay (2024). ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ iyadana keedii bay haysataa oo wada hadalladii god dheer bay kasii hoobanayaan.
Madaxweyne Xasan wuxuu dalka ka abuuray qalalaase dastuur iyo khilaaf ay Soomaalidu ka soo gudubtay 2012kii. Wuxuuna dalka dib ugu celinayaa marxaladdii wada hadalladii dastuurka ee shirarkii ๐๐๐ซ๐จ๐ฐ๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐.
Taariikhda dalka, laga soo bilaabo ๐๐๐๐ ๐ข๐ฅ๐๐ ๐๐๐๐, Xasan Sheekh waa Madaxwynihii ugu horeeyey ee si dimuqraadi ah loo doortay ee ka guuray dastuurkii lagu dhaariyay, unaย wareegay dastuur aysan umadda heshiis ku ahayn, wuxuuna u dhaqmayaa sidii Madaxweyne dalka ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ku qabsaday oo kale.
Laba sano kaddib dhawr arrimood oo aan kaga digay waraysigii ugu horreeyay ee aan bixiyay ayaan doonayaa inaan dib wax uga iftiimiyo maalmaha soo socda.





