Faalladii HoreFaalloo

๐—๐”๐’๐”๐”๐’ ๐’๐ˆ๐˜๐€๐€๐’๐€๐ƒ๐„๐„๐ƒ

Burburkii Ciidanka Qaranka iyo Faragelintii Imaaraadka

Safarka Baydhabo ee Raysul Wasaare Xamse Cabdi Barre ee uu ku weheliyay Taliyaha Sirdoonka Cabdullaahi Sanbalooshe wuxuu isoo xusuusiyey 2019 safarkii Kismaayo uu ku tagay Raysul Wasaare Xasan Cali Khayre oo aan kamid ahaa wafidigiisa.

Maalmuhu waa isu egyihiin, xilalkuna waa tabtii oo magacyada ayuun baa kala duwan, tallaabada iyo taladuna waa midย  tii u eg!

Kala duwanaanta magacyada marka laga tago sheekooyinka waa kuwa is shabbaha, lagamana filan karo natiijo ka duwan tii Kismaayo aan kala soo kulannay waagaas.ย 

Dowlada Federaalka halka ay maanta taagan tahay inay hore usii jibaaxdo iyo inay gadaal u laabato masaafo ahaan gadaal baa u sahlan. Nin aan digo ku gubani, dab muu gelin.

๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ฒ๐š๐๐š ๐ฌ๐š๐ฒ๐ฆ๐š๐ก๐ž๐ž๐๐šย 

๐“๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ฎ๐›๐š๐ฑ๐๐ข๐ข ๐ฅ๐š ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐ฒย 

๐Œ๐ž๐ž๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ง ๐ค๐ฎ๐ฆ๐š ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ฎ๐ ๐ง๐š๐ฒ๐ง ๐จ๐จ

๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐ญ๐š๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ฌ๐ข๐ฅ๐ฌ๐ข๐ฅ๐š๐

Maqaalada La Xiriira

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button