Safarka Baydhabo ee Raysul Wasaare Xamse Cabdi Barre ee uu ku weheliyay Taliyaha Sirdoonka Cabdullaahi Sanbalooshe wuxuu isoo xusuusiyey 2019 safarkii Kismaayo uu ku tagay Raysul Wasaare Xasan Cali Khayre oo aan kamid ahaa wafidigiisa.
Maalmuhu waa isu egyihiin, xilalkuna waa tabtii oo magacyada ayuun baa kala duwan, tallaabada iyo taladuna waa midย tii u eg!
Kala duwanaanta magacyada marka laga tago sheekooyinka waa kuwa is shabbaha, lagamana filan karo natiijo ka duwan tii Kismaayo aan kala soo kulannay waagaas.ย
Dowlada Federaalka halka ay maanta taagan tahay inay hore usii jibaaxdo iyo inay gadaal u laabato masaafo ahaan gadaal baa u sahlan. Nin aan digo ku gubani, dab muu gelin.
๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ฒ๐๐๐ ๐ฌ๐๐ฒ๐ฆ๐๐ก๐๐๐๐ย
๐๐๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ฎ๐๐๐ฑ๐๐ข๐ข ๐ฅ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐ฒย
๐๐๐๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ง ๐ค๐ฎ๐ฆ๐ ๐๐ฒ ๐ฌ๐ฎ๐ ๐ง๐๐ฒ๐ง ๐จ๐จ
๐๐๐ซ๐๐๐ ๐ญ๐๐ ๐ฐ๐๐ ๐ฌ๐ข๐ฅ๐ฌ๐ข๐ฅ๐๐





